Cristiano Ronaldo Oo ku guuleystay Ballon d’Or

Ciyaaraha

Weeraryahanka reer Portugal iyo kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa ku guuleystay abaalmarinta Ballon d’Or  markii afaraad waayihiisa ciyaareed.

Ronaldo ayaa haatan kooxdiisa Real Madrid  kula maqan Japan, isagoo ka maqan xaflada Paris .

Cristiano ayaa ku garaacay abaalmarintaan Lionel Messi iyo Antoine Griezmann kuwaas oo kula tartamaayay xidiga ugu fiican sanadkaan.

W/D Hafsa Haji