Wasaaradda A.Gudaha oo sheegay inaysan aqoonsaneyn Natiijo kasta oo ka soo baxda Doorashada Jubbaland.
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaal Iyo Dib u heshiisiinta Dowladda Dhexe ayaa warsaxaafadeed ka soo saartay Arrimaha Doorashooyinka Dowlad Goboleedka Jubaland. Wasaaradda Ayaa sheegay inaysan aqoonsaneyn Natiijo kasta oo ka soo baxda Doorashada Jubbaland. Halka Hoose ka Akhriso.
Continue Reading