Madaafiic Hoobiyaal ah oo lagu weeraray madaxtooyada soomaaliya

Madaafiic hoobiyeyaal ah ayaa goor dhow ku dhacay agagaarka Madaxtooyada Villa Somalia, iyadoo la soo warinayo in goobo kala duwan ay ku dhaceen madaafiicda. Illaa saddex Madfac ayaa la xaqiijiyay inay ku dhaceen hareeraha Madaxtooyada, mid ka mid ah madaafiicda ayaa ku dhacay agagaarka Safaaradda Itoobiya ku leedahay xeyndaabka Madaxtooyada. Madfac kale ayaa ku dhacay […]

Continue Reading

Ku xigeenka sirdoonka Qatar oo safar qarsoodi ah ku yimid muqdisho

Warar lagu kalsoonaan karo oo aanu helnay ayaa sheegaya in Taliye kuxigeenka Sirdoonka Qatar uu maalin ka hor safar qarsoodi ah oo qaadatay hal cisho uu ku yimid magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Ilo wareedyada ayaa sheegaya in Abdallah Mohamed Mubaarak Saalax Al-khaliifi uu booqasho qarsoodi aheyd uu 8-dii bishan September ku yimid Muqdisho, waxaana […]

Continue Reading

Dabley katirsan Al-shabaab oo lagu dilay gobolka Gedo

Wararka ka imaanaya degmada Garbahaarey ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeyay ciidanka dowladda iyo dabley ka tirsan Al-Shabaab uu ka dhacay saldhig ciidanka dowladda ku leeyihiin halkaas. Dagaalka ayaa yimid, kaddib markii Al-Shabaab ay weerareen saldhigga, waxaana labada dhinac dhex maray dagaal muddo socday. Ciidamada dowladda ayaa dagaalka ku dilay illaa labo […]

Continue Reading

Musharax Odowaa oo lagu soo dhaweeyey Dhuusamareeb (Sawirro)

Musharax Madaxweynaha Galmudug Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Dhuusamareeb caasimadda Dowlad goboleedka Galmudug. Musharax ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ee magaalada Dhuusamareeb kusoo dhaweeyey xildhibaano federaal ah, masuyliyiin kale iyo shacab farabadan. Dhanka kale musharaxa ayaa qaar ka mid ah dadweynaha magaalada Dhuusamareeb kula hadlay garoonka […]

Continue Reading

Hanti dhowrka qaranka oo baaris culus ku haya xaafiiska maaliyada G.Benaadir

Wararka laga helayo Xarunta Gobolka Banaadir ayaa sheegaya in Hanti Dhowrka Guud uu baaritaan ku bilaabay Xafiiska Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka, kaddib markii ay soo baxday in lacag ku dhow Hal Milyan oo dollar la isticmaalay wixii ka dambeeyay 24-kii July, xilligaasoo xarunta Gobolka ka dhacday qaraxii sababay geerida Guddoomiyihii hore Gobolka Banaadir iyo Howlwadeenadii […]

Continue Reading