Sawirro: Ugaasyo iyo Salaadiin Soo gaaray Cadaado si ay u soo xulaan Ergada Doorashada 2016
Maanta waxaa soo gaaray magaalada cadaado Wafdi balaaran oo isugu jira Ugaasyo, Salaadiin iyo Nabadoono Beelaha Dega Dowlad goboleedka Galmudug, Duubabkan ayaa u yimid Cadaado sidii ay soo xuli laheeyeen ergooyinka dooranaya xildhibaanada Barlamaanka Soomaaliya qeybta deeganada Galmudug. Wafdigaan ayaa waxaa si diirran usoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Cadaado wasiiro xildhibaano katirsan Dowlad goboleedka Galmudug, gudiga doorashooyinka […]
Continue Reading