Akhriso: Galmudug oo War-saxaafadeed kasoo saartay Amarkii Puntland ku soo rogtay Gawaarida ka timaada Galmudug

Golaha wasiirada dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta kulan ay Cadaado ku yeesheen ka soo saaray  war saxaafadeed ay uga jawaabayaan Hadal dhawaan ka soo yeeray maamulka putland, oo sheegayayay in gawaarida ka soo galeysa deeganada Galmudug ay san ogolaan doonin putland iyo qodobo dhanaka amaanka ah madaama doorshooyin ay ka dhacayaan Galmudug. Hoose ka aqriso […]

Continue Reading

Sawirro: Shaqaalaha Aadan Cadde Airport oo Shaqo joojin Sameeyey

Inta badan Shaqaalaha Soomaalida ah ee Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa saaka shaqo joojin iyo banaan bax  ah ka sameeyay afaafka hore ee garoonka diyaaradaha, iyagoo ka cabanaya shirkada Favori ee gacanta ku heysa howlaha garoonka diyaaradaha. Shaqaalahan ayaa ka cabanaya in muddo aanay qaadan wax mushaar ah, iyadoo mudnaanta koowaad la […]

Continue Reading

Sawirro: Gaari qarax siday oo Muqdisho lagu qabtay

Ciidanka Nabad suggidda iyo sirdoonka Qaranka  ayaa gacanta ku dhigay gaari noociisu yahay CARIB kaa soo lagu soo xiray Qarax, islamarkaana la soo dhigay Iskuulka Xaawo Taako ee Dagmada Xamarweyne  Hortiisa Una dhaw Saldhiga Afar-irdood . Ciidamada ay ku guuleestay fur-furidda Qarixii laga soo buuxiyay gaarigaas ,Kaa soo oo aan la ogeyn halka uu ku […]

Continue Reading

Warqad sir ah oo ay heshay Ceelhuur.net oo cadaynaysaa Oday dheeraad ah lagu daray 135 tii hore

Shir qarsoodi ah oo aan caadi aheyn oo qaar ka mid ah madaxda Madasha Wada-tashiga Qaran ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa looga hadlay is qab qabsiga ka taagan kursiga Xildhibaanimo ee Beesha reer Aw-xasan, iyadoo arrintan aheyd mid maalmihii la soo dhaafay aad looga hadlay hayay Muqdisho. Shirkan qarsoodiga ah oo ay isugu yimaadeen Madaxweynaha, […]

Continue Reading

Sawirro: Shariif Xasan oo Xariga ka jaray Madaxtooyada Cusub ee Maamulkiisa Degmada Baraawe

Shariif Xasan Shiikh Aadan Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta xariga ka jaray Madaxtooyada cusub ee mamulkiisa oo laga dhisay degmada Baraawe. Shariif Xasan oo sidoo kale maanta gaaray ayaa sidoo kale xarigaa ka jaray Garoonka Dayuuradaha iyo dekadda macmalka ah Magaalada Baraawe. Baraawe waa xarunta rasmiga ah ee maamulka Koofur Galbeed sida uu qorayo […]

Continue Reading

Barakadii Bandhigga Buugaagta Muqdisho (MBF2016) W/Q: Xamdi Cismaan Xuseyn

Waxay ii ahayd subax iiga duwan subaxyada kale. Ma garanayo waxa aan ku tilmaamo dareenkeyga siduu ahaa, iyo hilawga aan u qabay ka qeybgalka iyo aragtida wajiyada ifaya, ee isku diyarinayey in ay nasiib u yeeshaan imaanshaha furitaanka Carwada Buugaagta ee Muqdisho oo la qabtay sannadkaan (MBF2016). Haddaan wax yar dib u milicsado, bandhiggii hore […]

Continue Reading

Cabdi Qeybdiid oo ka hadlay Xiisadaha ka dhex jira Galmudug iyo Puntland

Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) oo ah Madaxweynihii hore ee Maamulkii  Galmudugtii hore oo ku sugan magaalada Galkacyo ayaa ka digey xiisado colaadeed oo ka dhex jirta maamulada Puntland iyo Galmudug inay sababaan dagaalo ay ku dhintaan dad rayid ah. Cabdi Qeybdiid ayaa maamulada Puntland iyo Galmudug ugu baaqay in khilaafyada jira ay ku xaliyaan wadahadalo […]

Continue Reading

Maxaa sababay Xiritaanka Xarunta Cilmi-baarista Muqdisho?

Maxaa sababay Xidhitaanka Xarunta Cilmi-badhista Mogadishu Center? Hordhac: Galbnimadii khamiista ee ku beegnayd 21/7/2016  ayaa Xubo ka tirsan Ciidanka amaanka dowladda Soomaaliya waxa ay gudaha u galeen Xarunta Cilmi-baadhista Mogadishu center, oo ah Xarun cilmi-baadhis oo ku taal Caasimada Muqdisho, Waxayna ka kaxaysteen Howl-wadeenadii Xaruntaa oo kala ahaa: C/wahaab Cali Mumin , Maamulaha Xarunta Maxamed […]

Continue Reading

Faafaaahin Gawaari Galmudug leedahay oo Garoowe lagu qabsaday

Sida ay inoo xaqiijiyee ilo xog ogaal ah Ciidamada ammaanka Puntland ay gacanta ku dhigay gaadiid ciidan iyo raaxo isugu jira oo dowlad federaalka siisay maamulka Galmudug, gaadiidkan ayaa ka soo degay Dekeda Boosaaso. Ciidamada gawaaridan la wareegay ayaa waxaa hor kacayey Col Jimcaale Jaamac Takar, waxaana falkan ka dhacay duleedka Magaalada Garoowe galabnimadii Jimcaha […]

Continue Reading

Sawirro: 250 Arday oo ka qalin jabiyey Jaamacadda Jamhuuriya

in ka baddan 250 ardey ayaa maanta ka qalin jabiyay Jaamacadda Jamhuuriya oo ka mid ah Jaamcaddaha ku yaala magalada Muqdisho. Masuuliyiin ka socda DF,aqoon yahano,waalidiin, barayaal Jaamacaddeed iyo saaxiibadda qalin jabiyaasha Shihaadada heerka koowaad ayaa kasoo qayb galay munaasibaddan oo lagu qabtay hoolka shirarka Hotel SYL. Masuuliyiintii kala duwanaa ee hadlay ayaa sheegay in […]

Continue Reading