Maxaa looga hadlay kulankii Fahad yaasiin iyo Shiikh shariif

Warar lagu kalsoonaan karo oo aan ka helnay dhinacyo kala duwan ayaa sheegaya in xalay saqdii dhexe uu kulan dhex maray Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Shariif Sheekh Axmed iyo Taliyaha Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Fahad Yaasiin Xaaji Dahir. Kulankan oo ahaa mid qorshihiisa labadii maalmood socday ayaa ka dambeeyay markii uu Fahad Yaasiin uu […]

Continue Reading

Villa Somalia oo war kasoo saartay kulankii Farmaajo iyo Uhuru kenyata

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan miro dhal ah la qaatay dhiggiisa dalka Kenya Mudane Uhuru Kenyatta oo ku soo booqday hooyga Madaxweynuhu uu ku degan yahay magaalada Nayroobi. Labada Madaxweyne oo iska xog-wareystay xaaladda amni iyo siyaasadeed ee Gobolka, xiriirka labada dal iyo fursadaha iskaashiga ee labada shacab ee dariska. Madaxweyne Farmaajo ayaa […]

Continue Reading

Farmaajo iyo Kenyata oo ku heshiiyay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya ayaa wada hadallo ay Nairobi ku yeesheen goor dhow ku gaaray heshiis diplumaasiyadeed oo lagu soo celinayo xiriirkii diblomaasiyadeed eelabada dowladood. Waxyaabaha lagu heshiiyey waxaa ka mid ah In xiriirka labada dal lagu soo celiyo si caadi ah, iskaashiga iyo wada-shaqaynta labada dalna la xoojiyo. In Duulimaadka tooska ah ee Miqdisho […]

Continue Reading

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo la kulmay Madaxweyne kuxigeenka Midowga Yurub

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Madaxweyne kuxigeenka Midowga Yurub Federica Mogherini ayaa Kula kulmay magaalada Brussels ee xarunta midawga Yurub. Kulanka ayaa looga hadlay xiriirka xooggan ee ka dhaxeeya Midowga Yurub iyo Soomaaliya, nabadda, amniga, horumarinta dhaqaalaha iyo taageerada xoojinta dimuquraadiyadda. Federica Mogherini oo sidoo kale ah wakiilka midawga Yurub ee arrimaha dibadda […]

Continue Reading

Barlamaanka Puntland oo doortay Gudoomiye cusub.

Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa loo doortay guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka maamulka Puntlad kaddib doorasho ka dhacday halkaas. Waxaa uu wareegi labaad ee doorashada kaga guuleystay Cabdi Jamaal Cismaan Maxamed oo helay codad gaarayo 17 halka Abwaan Cabdirashid uu helay 46 cod. Arrintani ayaa kusoo begmeysa xilli dhawaan xildhibanaada Puntland ay xilka ka qaadeen guddoomiyihii […]

Continue Reading

Puntland oo 20 Gaari oo Mucaawino sida u dirtay Beledweyne

Madaxweynaha Puntland oo Ambabixiyey Gurmad Puntland u dirtay Beledweyne . Garoowe: 13 November 2019 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta ka qeyb galay Xafladda Ambabixinta Gurmadka Puntland u dirtay dadweynaha magaaladda Beledweyne oo dhowaan ay waxyeelo kasoo gaartay fatahaaddii Webiga Shabeelle. Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni waxaa xafladda lagu […]

Continue Reading

Dowladda Oo Qatar Ka Guddoomay Doomo, Cagafyo Iyo Gaadiid Kale

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka, ahna ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta safiirka Qatar ee Soomaaliya ka guddoomay doomo, Cagafyo iyo gaadiid kale oo dowladda Qatar ay ugu deeqday dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed. Munaasabad lagu qabtay gudaha dekadda Muqdisho, ayuu ku-simaha Ra’iisul Wasaaruhu uga mahad celiyay dowladda Qatar deeqdaan ay maanta […]

Continue Reading

Guddiga dib u hawl-gelinta heshiiska Soomaaliya & Qadar oo Dooxa ku kulmay

Guddiga dib u hawl-gelinta heshiiska Soomaaliya iyo Qadar ee ku saabsan fursad siinta Muwaadiniinta oo Dooxa kula kulmay dhiggooda dalkaas Dooxa, November,13, 2019- Guddiga dib u hawl-gelinta heshiiska Soomaaliya iyo Qadar ee ku saabsan fursad siinta Muwaadiniinta Soomaaliyeed in ay dalka Qadar ka helaan fursado Shaqo ayaa la kulmay guddiga dhiggooda ah ee dalka Qadar. […]

Continue Reading