Facaa iska celi iyo Fowdeynta dastuurka ka fiirsada! WQ: Axmed Guutaale

Dastuurka kmg ah iyo hannaanka billowga ah ee Federaalnimadu, waxa ay wajahayaan fowdo siyaasadeed, madaxda dowlad-goboleedyadu waxa ay u dhaqmayaan sida in aan ficilkoodu yeelan doonan raad iyo saameyn qarameed. Falcelinta go’aanka ay dowladda Soomaaliya ku hakisay, duulimaadka Qaadka Kenya, u soo dhoofiso Soomaaliya ayaa soo shaac bixiyey faham xumida Dastuurka iyo habka Federaalka ee […]

Continue Reading

Sida Soomaaliya loo nabaad guuriyay oo loo xaalufiyay

Deegaanka Soomaaliya wuxuu ahaan jiray deegaan dhir badan, kaymo, daaqsiimo oo baad badan. Kaymahaas iyo geedaas iyo daaqsimahaas si kas iyo ula kac ah oo loo qorsheeyey ayaa lagu wada gooyay, oo dhulkii loo nabaad guuriyay. Waxaana qorshahaas dejiyay dawlado galbeed ah, oo ay Maraykanka iyo Ingiriisku ugu horeeyaan oo hormuud u ahaayeen. Waxay labadaas […]

Continue Reading

Daawo: Abaanduulaha Xoogga dalka oo Booqday Xarumaha Ciidamada ee ku yaal Magaalada Cadaado

Abaanduulaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jen. Cali Baashi Maxamed Cumar, Taliyaha Midowga Afrika ee AMISOM Jen. Cusmaan Nuur Subagle iyo saraakiil kale ayaa Maanta gaaray magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee maamulka Galmudug. Ujeeda ay u gaareen magaalada Cadaado ayaa lagu sheegay in ay tahay dardar galinta Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan gobolka […]

Continue Reading

Sirdoon isma Sheego… W/Qorey: Yuusuf Garaad

Waa sheeko dhexmartay Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin iyo saaxiibkiis Sergei Roldugin oo ay isla soo koreen. Putin wuxuu ahaa sarkaal ah Gaashaanle Dhexe oo ka tirsan hey’addii sirta ee Midowga Soofiyeeti, KGB. Midowga Soofiyeeti wuxuu burburay December 1991. Wuxuu isu beddelay 15 dal oo kala madax bannaan oo uu Ruushku ugu quwad weyn yahay. Sidoo kale […]

Continue Reading

Faallo: Wajiyo Kala Duwan & Aragtiyo Isku Mid Ah !

Billaabashada ole olaha doorashooyinka madaxtinimo waxa uu ka dhigan yahay soo if bixidda aragtiyo iyo hiraallo kala duwan oo cod bixiyayaasha shacabka sida dadban u matalaya siiya xulashooyin ay ku kala doortaan murshaxiinta u taagan xilka madaxwenaha Soomaaliya hogaamin doona Afarta sano ee soo socota. Caqabadda ugu weyn ee murashaxa madaxtinimo qabsan doonta ayaa ah […]

Continue Reading

Mareykanka oo sheegay inuu duqeyn ku dilay 4 xubin oo ka tirsan Al-Shabaab

Afhayeen u hadashay Taliska Dhexe ee Mareykanka ee Afrika ayaa sheegtay in duqeyn maalintii Isniintii ka dhacday deegaanka Toora-Toorow ee Gobolka Shabeellaha Hoose lagu dilay afar xubin oo ka tirsan Al-Shabaab Captain Jennifer Dyrcs ayaa sheegtay in howl galkan ay qeyb ka ahaayeen Ciidamo Soomaali ah, isla markaana ay bartilmaameedsadeen koox dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab. […]

Continue Reading

Guddoomiyaha Gobolka Meru ee Qaadka laga keeno oo sheegay in naftiisa ay halis ku jirto

Guddoomiyaha Gobolka Meru ee Qaadka laga beero Peter Munye ayaa sheegay in naftiisa ay halis ku jirto, kadib markii lagu eedeeyay inuu sabab u ahaa joojintii duulimaadyadii Qaadka ee tagi jiray Soomaaliya. Mr Munye ayaa sheegay inay u badan tahay in Beeraleyda Qaadka inay isaga dilaan, kadib markii Safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya Amb. Jamaal […]

Continue Reading

Diyaarad qaad sida oo saakay kadegtay garoonka diyaarada Magaalada Galkacyo

Diyaarad Qaad sida oo ka timid dalka Kenya ayaa saaka ka degtay magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, kadib markii shalay aanay wax diyaarad Qaad sida ah ka degin garoonka. Ganacsatada Qaadka ayaa bilaabay inay u dabaal dagaan qaadka la keenay, waxaana la sheegayaa inay hawada ku soo jiraan diyaarado kale. Wariye ku sugan gaalkacyo ayaa […]

Continue Reading

Faah faahin kasoo baxaysa Nabadoono shalay lagu dilay Cabdud-waaq

Faah faahin ayaa ka soo baxaya labo Nabadoon oo lagu dilay shalay gelinkii dambe degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud, kadib markii maleeshiyo hubeysan ay weerareen Guri ay ku shirayeen waxgaradka, nabadoonada iyo haweenka mid ka mid ah beelaha dega Caabudwaaq. Nabadoonada la dilay ayaa lagu kala magacaabaa Fanax Aadan iyo Nabadoon Maxamed Barre Diini. Wararka […]

Continue Reading

Amaan Duulaha Ciidanka xooga dalka iyo taliyaha Amisom oo cadaado gaaray

Waxaa Goor dhaw Soo Gaaray Magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee Maamulka Galmudug Amaan duulaha Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya Cali Baashi Maxamed Xaaji iyi Taliyaha Ciidamada Amisom Kornely Subagle iyo Saraakil kale. wafdigani ayaa kulamo kala duwan layeelan doona madaxda maamulka galmudug shirar kala duwan ayaana xilligan kasocda madaxtooyada Galmudug balse warbaahinta ayaa dibad joog […]

Continue Reading