Ciidamada Jubbaland oo howl gallo ku soo qabtay rag ka tirsan Al-Shabaab
Ciidamada Jubbaland ayaa gacanta ku soo dhigay rag ka tirsan Al-Shabaab iyo hub ay wateen, kadib markii ay dhowaan la wareegeen deegaano dhaca duleedyada magaalada Kismaayo. Ragga la qabtay ayaa la sheegay inay Al-Shabaab u qaabilsanaayeen miino dhigista iyo dilalka qorsheysan, sida ay sheegeen Saraakiisha Jubbaland. Mid ka mid ah ragga la qabtay ayaa la […]
Continue Reading