Dabley Hubeysan oo Muqdisho ku dhaawacay Masuul ka tirsan Dowladda
Dabley hubaysan ayaa goor dhaweyd weerar ku dhaawaceen Xeer Ilaaliye ku xigeenak Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya C/laahi Xuseen Mayoonge. Weerarkaan ayaa ka dhacay Isgoyska Xararyaale ee Degmada Warta Nabadda, kadib markii Koox hubaysan oo watay gaari sida la sheegay ay rasaaseeyeen gaarigii uu watay Xeer Ilaaliye ku xigeenka Maxkamada Ciidamada. Warar kale ayaa […]
Continue Reading