Madaxweynaha Galmudug oo Cadaado dib ugu soo laabtay (Sawirro)
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug C/kariim Xuseen Guuleed iyo qaar ka mid ah xildhibaano federaalka ee dhawaan lagu doortay magaalada Cadaado ayaa galabta dib ugu soo laabtay Magaalada Cadaado, waxaana garoonka diyaaridaha ku soo dhaweeyey Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi iyo qaar ka mid ah wasiirada Galmudug, Wafidga ayaa loo galbiyey xarunta Madaxtooyada Galmudug. Mr. […]
Continue Reading