Madaxweynaha Soomaaliya oo Madaxtooyada ku qaabilay Ilhaan Cumar (Sawirro)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Ilhaan Cumar oo ah gabadhii ugu horreysay ee Soomaali ah oo ka mid noqotay golaha wakiillada Mareykanka. Ilhaan Cumar ayaa ku guuleystay bishii la soo dhaafay doorashada golaha wakiilada Mareykanka iyadoo ka soo gashay Gobolka Minnesota oo ay ku badan yihiin Soomaalida. Ilhaan […]
Continue Reading