xildhibaanada golaha shacabka iyo aqalka sare oo loogu baaqay iney dhisaan gudi doorasho oo wadjir ah
War kasoo baxay beesha Caalamka ayaa si deg deg loogu baaqay xildhibaanada golaha shacabka iyo sidoo kale xildhibaanada Aqalka Sare in ay si deg deg ay u dhisaan guddi wadajir ah oo ka shaqeyn doona doorashada Madaxweynaha Soomaaliya. Beesha Caalamka ayaa sidoo kale sheegtay in ay u taallo xildhibaanada cusub shaqo culus oo loo baahan […]
Continue Reading