Gudiga doorashada madaxweynaha soomaaliya oo soo saaray jadwalka doorashadsa madaxweynaha

Guddiga Qaban qaabada Doorashada Madaxweynaha ee Shalay la sameeyay ayaa ku dhawaaqay Waqtiga Rasmiga ah ee la qabanayo Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya. Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa dhaceysa 8-da February sida ay Maanta sheegeen Guddiga Qaban qaabada Doorashada Madaxweynaha. Sidoo kale Guddiga Doorashada ayaa Guddoomiye u doortay Xildhibaan C/raxmaan Ducaale Beyle. Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa dhowr jeer […]

Continue Reading

Madaxweynaha Xasan 27 sano kadib Hindiya ka dalbaday Shahaadadiisii Masterka

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sanadkii 1986 tagay dalka Hindiya, isagoo ku biiray jaamacadda Bhopal ( hadda Waa jaamacadda Barkatullah ). Halkaas oo ka dhameystay heerka master-ka  1988. Sida uu qoray wargeyska Hindustan Times Madaxweyne Xasan ayaa 27 sano kadib dalbaday shahaadadiisii Masterka, isagoo 2015 warqad u qoray dowlada Hindiya isagoo ka codsanaya inuu […]

Continue Reading

Akhriso: Magacyada guddiga doorashada Madaxweynaha Soomaaliya

Labada aqal ee Barlamaanka Soomaaliya ayaa si wadajir ah usoo magacaabay guddiga doorashada Madaxweynaha Soomaaliya, gudigan. Ayaa ka kooban 16 xubnood, waxaana la filayaa in dhawaan ay guda galaan howlahooda shaqo. Dhanka xildhibaanada labada Aqal ayaa go’aamiyey in 50% lacagta diiwaangalin musharixiinta loogu deeqo dadka abaartu saameysay. Musharixiinta u tartamaya xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa […]

Continue Reading

Maamulka jubaland oo dekada kismaayo kuqabatay markab hubsiday

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Markab siday hub oo lagu qabtay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee maamulka Jubbaland . Wasiirka Amniga Maamulka Cabdirashiid Xasan Nuur ayaa sheegay in ciidamada maamulka Jubbaland ay gacanta ku hayaan hubkii Saarnaa Markabka lagu qabtay Kismaayo , islamarkaana ay wadaan baaritaano. Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in […]

Continue Reading

Ciidamada Jubaland iyo amisom oo badhaadhe kasiidaayay 37 maxbuus

Degmada Badhaadhe oo ku taalla gobolka Jubbada Hoose ayaa saaka waxaa la wareegay ciidamada maamulka Jubbaland iyo kuwa AMISOM oo taageero ka helaaya ciidamo Caddaan ah sida ay sheegeen Saraakiisha ciidanka dowladda. Ciidamo ka tirsan Xarakada Al-Shabaab ayaa laga saaray Magaalada , waxaana hadda si buuxda gacanta ku haya ciidamada maamulka Jubbaland. Al-Shabaab ayaa muddo […]

Continue Reading

Gudoonka labada aqal oo kudhawaaqay iney bari sameyn doonaan gudi doorasho oo labada aqal ah

Guddoomiyaha golaha shacabka, mudane Maxamed Sh. Cismaan (Jawaari) ayaa maanta xafiiskiisa magaladda Muqdisho waxaa uu ku qaabiley guddoonka Aqalka sare ee dalka ayagoo ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa wada shaqaynta labada Aqal isla markaana ay u dhexmari lahayd wad shaqayn ku dhisan horumarinta midnimadda iyo adkaynta qaranimo Soomaaliyeed. Guddoonka barlamanaka federaalka Soomaaliya oo […]

Continue Reading

Howlgalo kasocda degmada xudur ee gobolka bakool

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa saaka waxaa ay howlgallo ay ka wadaan duleedka Degmada Xudur ee gobolka Bakool. Howlgaladaan ayaa yimid ka dib markii shalay ciidanka dowladda Soomaaliya iyo Al-Shabaab ay ku dagaalameen duleedka degmada Xudur ee gobolka Bakool. Gudoomiyaha degmada Xudur Maxamed Macalin ayaa sheegay in howlgallada ay yihiin kuwo lagu xaqiijinayo ammaanka. Waxaa uu […]

Continue Reading

Madaxweynaha soomaaliya oo hambalyo udiray xildhibaanada aqalka sare

Madaxweynah Jamhuuriyaddda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan Xildhibaanadda Baarlmaanka Aqalka Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo shalay doortay guddoomiye iyo ku xigeenadiisa koowaad iyo labaad. Doorashooyinkii Guddoonka Aqalka Sare ee Baarlmaanka Federaalka Soomaaliya ee qabsoomay Shalay, waxay muujinayaan sida dadka Soomaaliyeed ay ugu bisilaadeen siyaasadda leh […]

Continue Reading

xildhibaanada golaha shacabka iyo aqalka sare oo loogu baaqay iney dhisaan gudi doorasho oo wadjir ah

War kasoo baxay beesha Caalamka ayaa si deg deg loogu baaqay xildhibaanada  golaha shacabka iyo sidoo kale xildhibaanada Aqalka Sare in ay si deg deg ay u dhisaan guddi wadajir ah oo ka shaqeyn doona doorashada Madaxweynaha Soomaaliya. Beesha Caalamka ayaa sidoo kale sheegtay in ay u taallo xildhibaanada cusub shaqo culus oo loo baahan […]

Continue Reading