Dagaal khasaare geystay oo ka dhacay degmada Qoryooley
Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Degmada Qoryooley ee Gobolka Shabellaha hoose dagaal u dhaxeeyay ciidamada Shabaab iyo kuwa Amisom ayaa xalay wuxuu ka dhacay Degmadaasi. Dagaalkaan ayaa yimid kadib markii Shabaab ay weerareen difaaca ciidamada Amisom ee Degmada Qoryooley, halkaasi oo labada dhinac rasaas kala duwan isku weydaarsadeen. Ciidamada Amisom iyo Shabaab ayaa […]
Continue Reading