Akhriso: Natiijada wareega 1-aad doorashada Madaxweynaha

Wararka Maanta

Waxaa soo idlaaday wareega koowaad ee doorashada Madaxweynaha, waxaana ku tartamayey ilaa 21 musharax, musharaxiinta qaar ayaanan codad helin.

Akhriso natiijada la kala helay.

  1. Xassan Shiikh Maxamuud 88 cod.
  2. Maxamed Farmaajo 72 cod
  3. Shiikh Shariif Axmad 48 cod
  4. Cumar Cabdirashiid 37 cod
  5. Cabdiqaadir Cosoble 25 cod
  6. Siciid Dani 19 cod
  7. Cadow Geeseey 14 cod
  8. Cabdiraxmaan cabdishakuur 9 cod
  9. Cabdinaasir 6 cod
  10. Cali Xaaji 3 cod
  11. Tarsan 2 cod
  12. Xaaji Yaasiin 2 cod
  13. Jabriil 1 cod
  14. Jabarti 1 cod

Waxaa qasaaray hal cod.
Saaxiibadaa lasii wadaag.