Shabakadda Ceelhuur Online oo u dabaaldagaysa sanadguuradii 3-aad
Shabakadda Ceelhuur Online ayaa maanta u dabaal dagaysa sanad guuradii saddexaad ee ka soo wareegtay asaaskeeda, waxaana la asaasay 27 Feberaayo 2014, Shabakadaan ayaa ah mid madaxbanaan, kana faaloota arimaha siyaasada, bulshada iyo dhaqaalaha Soomaaliya, waxaana waxaana lagu soo gudbiyaa aragtiyo kala duwan. Xarunta warbaahinta waa magaalada Cadaado xarunta kumeelgaarka ah ee dowlad goboleedka Galmudug, […]
Continue Reading