Sawirro: Deeq ka timid Brixton Hill Islamic Center UK oo la gaarsiiyay Naafadda Cadaado
Waxaa Deeq raashin ah la gaarsiisay Dadka naafada ah ee ku sugan Magaalada Cadaado ee Xarunta Maamul Goboleedka Galmudug taasi oo ay soo direen Jaaliyadda Brixton hill ee UK. Deeqdani oo iskugu jirtay Burr, Bariis, Sonkor iyo Saliid. ayaa waxaa gaarsiiyay Naafada Cadaado, Cabdul-qaadir Sayid Axmed oo ka tirsan Hay’ada Xayaad Foundation waxaana uu sheegay […]
Continue Reading