Akhriso War-murtiyeed:-Shirweynaha Wadatashiga Qaran ee Hannaanka Dib-u-heshisiinta Soomaaliya
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib-u-heshiisiinta iyo ergooyinkii shirka ka soo qaybgalay, waxay si wayn ugu faraxsan yihiin in Shirweynaha Wadatashiga Qaran ee Hannaanka Dib-u-heshiisiinta oo hal-ku-dheggiisu ahaa “isku daalnaye, maxaynoo dana!” kaas oo si habsami leh u qabsoomay intii u dhexaysay 13 ilaa 17ka June 2017. Shirweynahan Qaran waxaa ka soo qayb galay ergo […]
Continue Reading