Dowladda oo Qabatay Amiirkii Amniyaadka Alshabaab gobolka Banaadir

Dawladda Soomaaliya ayaa maanta shaaca ka qaaday in ciidamada amniga ay howlgal ay ka sameeyeeen suuqa bakaaraha ee Muqidsho ay ku qabteen madaxii Amniyaadka Kooxda Al-Shabaab ee gobolka Banaadir C/Wahaab Khaliif Axmed oo loo yaqaan (Ciise Tarabuun). Bayaan kasoo baxay wasiirka Amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayuu ku sheegay in howlgalkan uu ahaa mid […]

Continue Reading

Sawiro:-UK Oo Kor U Qaaday Taageerada Gargaarka Si Loo Badbaadiyo Nolosha Dadka Soomaaliya Iyo Itoobiya

oghayaha Horumarinta Caalamiga ah Priti Patel ayaa maanta ku baaqday dadaal cusub oo dheeri oo wadajir ah si looga hortago in malaayiin qof u dhintaan gaaji iyo cudur. Wasiiradda oo ahayd qofkii ugu horreeyay ee booqda Afrika doorshadi guud kadib ayaa ammaantay sida hoggaanka UK u badbaadiyo nolosha dad badan oo soo food saartay halista […]

Continue Reading

Sawirro: Dil lagu xukumay ninkii dilay Cabaas Siraaji

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa xukun ku riday ragii loo heystay in ay ka dambeeyeen dilka Allaha Unaxariiste Marxuum Cabaas C/laahi Sh. Siraaji oo ahaa wasiiirkii howlaha guud iyo dib udhiska xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Gudoomiyaha Maxkamadda darajada 1-aad ee Ciidamada Qalbaka sida Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute ayaa ku dhawaaqay xukunka Maxkamadda…. Taariikhdu markay […]

Continue Reading

Deg Deg:- Al-shabaab oo weerar culus ku qaaday Degmada Buula-Barde.

Wararka naga soo gaarayo Degmaa Buula-Barde ee Gobalka Hiiraan ayaa ku soo waramaya in saakay Al-shabaab ay weerar culus ku qaadeyn Saldhigyada Ciidamada Dowladda iyo Kuwa AMISOM ee Degmadaasi waxaana jira qasaaro dhimasho iyo dhaawac. Dagaalka ayaa yimid kadib Markii Dagaalamayaasha Al-shabaab ay weerar Culus ku qaadeyn Fariisamo Ciidamada Dowladda iyo Kuwa AMISOM ay ku […]

Continue Reading

Faah Faahin Ka Soo Baxaysa Dagaal Ka Dhacay Degmada Xudur Ee G/Bakool

faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Al-Shabaab xalay ku dhex maray deegaano hoostaga degamda Xudur ee Gobolka Bakool. Dagaalka ayaa yimid kadib markii dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen fariisin ciidamada dowladda ay ku leeyihiin deegaanka Ceellahelay oo 20km u jira Xarunta Gobolka Bakool ee […]

Continue Reading

Sawiro: Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Kormeeray Qaar Kamid Ah Degmooyinka Muqdisho

Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Xalay kormeer shaqo oo uu ugu kuurgalayo sida ay ku socdaan howlaha xasilinta amniga caasimadda ku maray qaar kamid ah degmmiyinka Gobalka Banaadir. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya degmooyinka uu Xalay kormeerka ku waxaa kamid ah:- Wadjir, Hodan, Howl wadaag, Warta nabadda, Yaaqshiid, Waaberi, Xamarweyne, Shangaani, Cabdalcasiis, isagoo warbixino […]

Continue Reading

Akhriso War-murtiyeed:-Shirweynaha Wadatashiga Qaran ee Hannaanka Dib-u-heshisiinta Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib-u-heshiisiinta iyo ergooyinkii shirka ka soo qaybgalay, waxay si wayn ugu faraxsan yihiin in Shirweynaha Wadatashiga Qaran ee Hannaanka Dib-u-heshiisiinta oo hal-ku-dheggiisu ahaa “isku daalnaye, maxaynoo dana!” kaas oo si habsami leh u qabsoomay intii u dhexaysay 13 ilaa 17ka June 2017. Shirweynahan Qaran waxaa ka soo qayb galay ergo […]

Continue Reading