Masuuliyiin Ka Tirsan Dowladda Oo Dhiigooda Ugu Deeqay Dadkii Ku Waxyeeloobay Qaraxii Pizza Hause
Waxaa haatan Isbitaalka Recep Tayyip Erdoğan ee Ex,Digfeer lagu dabiibayaa dadkii ay waxyeelada ka soo gaartay weerarkii dhawaan lagu qaaday Pizza Hause,kuwaas oo xaaladooda qaarkood laga deyrinayo. Qaar kamid ah dadkaas ayaa waxa ay u baahdeen dhiig maadaama intii ay ku jireen goobta la weeraray uu dhiigooda halkaasi ku dhamaaday waxaana suurtagashay in masuuliyiin ka tirsan dowladda ay dhigooda […]
Continue Reading