Boosaaso Ganacsigeeda oo Wali Xayiran

Wararka Maanta

Subixii Sadaxaad Waa Xiranyihiin Xarumihii Ganacsiga ee Magaalada Boosaso, Sababtuna Waa Muran Dhinaca Canshuurta ah.

Maamulka Puntland Wali si Cad ogama Hadlin Xayiraada Ganacsiga ee Xarunta dhaqaalaha Puntland, Waxaase saaka Xitaa Xaniban qaar Kamid ah Suuqa qudaarta ee Magaalada.

Ganacsatada Waxey ku andacoonayaan inaan Iyaga xaq loogu Laheyn, Iney Bixiyaan Canshuurta Guryaha ay Deganyihiin.

Faafaahin Dib Kala soco