SAWIRO;-Caasimadda Eritrea oo lagu daray diwaanka goobaha Taariikhiga ah Ee Dunida

Wararka Dibadda Wararka Maanta

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhaqanka ee UNESCO ayaa Asmara ku dartay diwaanka goobaha astaanta u ah aathaartii hore ee dhaxalka aadanaha ee dunida. Waxaa magaalada wali ku yaalla dhismayaal qaddiimi ah oo uu dhisay Taliyaaniga intii uu gumeysanayay dalkaasi (1889-1941).

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhaqanka ee UNESCO ayaa Asmara ku dartay diwaanka goobaha astaanta u ah aathaartii hore ee dhaxalka aadanaha ee dunida. Waxaa magaalada wali ku yaalla dhismayaal qaddiimi ah oo uu dhisay Taliyaaniga intii uu gumeysanayay dalkaasi (1889-1941)

Unesco waxay sheegtay in Asmara ay tusaale u tahay xilligii casriyeynta ee qarnigii 20-aad

Mas’uuliyiinta Eritrea ayaa 2001 ku dhawaaqay in magaalada ay tahay taallo Qaran. Waxayna tan iyo markaasi olole ugu jireen in magaaldaasi ay hesho aqoonsi caaalmi ah