Daawo: Alshabaab oo 44 Askari looga dilay Baxdo
Kooxda Alshabaab ayaa saaka aroortii weerar ku qaaday degmada Baxdo ee gobolka Galgaduud, waxaana iska caabin xooggan kala horyimid ciidamada deegaanka iyo daraawiishta Galmudug. Dagaalka oo qaatay qiyaastii saddex saacadadood ayaa kooxda Alshabaab waxaa kasoo gaaray jab xooggan, waxaana tirada guud ee meydadka ay ka carareen gaarayaan 44 nin oo ay ku jiraan saraakiil ( […]
Continue Reading