Cali Cosoble Oo eed kulul Ujeediyay Madaxda Dowladda
Madaxweynihii Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble ee baarlamaanka maamulkaasi xilka ay ka qaadeen ayaa eedeeyay madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya, kadib markii uu shalay gaaray magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Cosoble ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku aadan xil ka qaadistii lagu sameeyey iyo sidoo kale cidda uu ku tuhmayo iney ka dambeysay. Waxa uu […]
Continue Reading