Askar Mareykan ah oo lagu dilay Weerarkii Lamu
Bayaan kasoo baxay Taliska Ciidanka Mareykanka ee qaaradda Afrika AFRICOM ayaa lagu sheegay in 3 Askari lagu dilay weerarkii kooxda Alshabaab Axaddii 5 Janaayo 2020 ku qaadeen Saldhiga Camp Simba oo ay ciidamada Mareykanka ku leeyihiin deegaanka Lamu gudaha Kenya. Sidoo kale weerarkan ayaa waxaa ku dhaawacmay 2 Askari oo Maraykan ah sida Bayaanka lagu […]
Continue Reading