Akhriso:Ajendaha Rasmiga ah Shirka Dowladda iyo Maamulada

Wararka Maanta

Shabakadda Ceelhuuronline ayaa heshay ajendaha shirka dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada uga socda magaalada Muqdisho, kaasi oo si rasmi ah shalay u furmay.

Shirkaan waxaa ka qeybgala madaxda dowladda dhexe iyo kuwa maamul goboleedyada, waxaana qodobada looga hadlayo kamid ah, Amniga, Dastuurka iyo qodobo kale

Hoos ka Akhriso Amanda ha Rasmiga ee Shirka

Ceelhuuronline