Madaxweynaha Galmudug oo dib ugu laabtay Muqdisho (Sawirro)
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Xaaf ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib Safar shaqo oo uu Labo maalin dalka Kenya ugu maqnaa. Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada muqdisho kusoo dhaweeyay wasiirkii hore ee arimaha gudaha Xil.Cabdiraxmaan Odawaa, Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Taabit Cabdi, Xubno ka tirsan beesha caalamka Iyo qaar […]
Continue Reading