Fanaanadii gaduudo Carwo oo Geeriyootay

Allaha u naxariistee waxaa Magaalada Hargaysa ee Somaliland ku geeriyooday Fanaanada Shamis Abokor Ismaaciil “Guduudo Carwo” oo muddooyinkii dambe ku xanuunsaneysay Hargaysa. Sida ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah ehelada Marxuumadda saaka ayeey ku geeriyootay Magaalada Hargaysa. Fanaanada Guduudo Carwo ayaa ah haweenaydii ugu horeysay ee Af Somali ku haysta ee laga maqlo gayiga Somaliya. […]

Continue Reading

Madaxwayne Xaaf”Awooddaha wa la qaybiyay waa ku waygii!

Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducalle Geelle Xaaf oo Hadal ka jeediyay Munaasabaddii ay Heshiiska ku saxiideen Galmudug iyo Ahlsunna ayaa Midaynta Galmudug iyo Ahlusunna Guul ku tilmaamay.Madaxwayne Xaaf ayaa sheegay in Arintaani taagnayd 7dii-sano ee u danbaysay waxuuna u mahad celiyay Dhamaan cid kasta oo ka qayb qaadatay arintaan Xaaf oo Hadalkiisa sii wata […]

Continue Reading

Akhriso: Qodobada ay ku heshiiyeen Galmudug iyo Ahlu Sunno

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Madaxa maamulka Ahlu sunna Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa goordhow heshiis ka kooban 14 qodob ku saxiixay xarunta Madaxtooyada Qaranka Magaalada Muqdisho. Madasha heshiiska ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Madaxweynaha Dalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxda Dowlad gobleedyada, Safiiro iyo masuulyiin kale. heshiiska ayaa u qornaa […]

Continue Reading

Wadahaladii Galmudug iyo Ahlu-Sunna oo Muqdisho Markale ka Furmaya

Waxaa  lagu wadaa in magaalada Muqdisho lagu saxiixo dhameystirka heshiiska ay gaareen Ahlusuna iyo Galmudug, iyadoo munaasabada lagu soo bandhigayo heshiiska ay gaareen labada dhinac ay ka dhici doonto Madaxtooyada. Ilo wareedyo ku dhow dhow Mas’uuliyiinta labada dhinac ayaa sheegaya in wali labada dhinac ka wada hadlayaan heshiiska ay gaareen, waxaana la sheegayaa inuu jiro […]

Continue Reading

Sargaalkii Puntland ee Gaalkacyo lagu Qarxiyay oo Geeriyooday

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxaa maanta ka dhacay qarax kaas oo lala eegtay Sarkaal ka tirsan ciidamada Booliska dawlada Puntland. Sarkaalkan oo lagu dilay qaraxaas ayaa lagu magacaabaa Cali Ibraahim Cali oo lagu Naynaasi Jiray ( Cali Magafe ), dhawac loogu qaaday Isbitalka guud ee gobolka Mudug ayuu ugu geeriyooday qaraxaasi. Ciidamada […]

Continue Reading

Taabid oo Dalbaday Ciidamo uu u Madaxbanaan yahay oo suga Amniga Muqdisho

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa dalbaday Ciidamo madax banaan oo suga Ammaanka Caasimadda. Guddoomiye Taabid oo khudbad ka jeediyay shirkii Amniga Muqdisho ayaa soo jeediyay dhismaha Ciidamo madax banaan, oo qaada howl gallo wadajir ah, isla markaana leh Hal Talis, si ay sugaan ammaanka Gobolka Banaadir. Waxaa uu sheegay ciidamo […]

Continue Reading

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay Heshiisyada Somalia la gashay USA iyo Qatar

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay in heshiisyada horumarineed ee Soomaaliya ay la saxiixatay dowladaha Maraykanka iyo Qatar ay yihiin kuwa ka tarjumaya horumarka ay dowladdu ka samaysay dhanka xiriirka iyo iskaashiga caalamiga ah. “Heshiisyada horumarineed ee aan la galnay Mareykanka iyo Qatar waxay si xoojinayaan xiriirka haatan naga dhaxeeya dowladahaas, waxa […]

Continue Reading

Sawirro: Wafdi ka socda WFP & Safaaradda Talyaaniga oo gaaray Hobyo

Garoonka diyaaradaha magaalo xeebeedka Hobyo maanta ka dagtay diyaarad siday wafdi ka socda hay’adda qaramada midoobay u qaabilsan cunta WFP iyo xubno ka socda safaaradda Talyaaniga. Wafdigan ayaa sidiiran waxaa garoonka ugu soo dhaweeyey Madax ka tirsan Galmudug iyo maamulka Degmada. Wafdigan ayaa loo galbiyey gudaha magaalada halkaas oo ay kulan kula qaateen Masuuliyiinta, saraakiisha […]

Continue Reading

Sawirro: Madaxweynaha Galmudug oo dhiirogaliyey Ciyaartoyda Galmudug

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa xalay casho sharaf u sameeyey ciyaartoyda Galmudug u matalaya koobka maamul goboleedyada kaas oo dhawaan ka furmi doona magaalada muqdisho. Kulanka ayaa waxaa kasoo qeybgalay wasiiro, xildhibaano, Madaxda ciyaaraha iyo ciyaartoy. Waxaana ujeedadu aheyd sidii loo dhiirigalin lahaa ciyaartoyda oo ciyaar wanaag ka muujiyey kulankii sanadkii […]

Continue Reading