Madaxweyne Tiiceey oo dib u helay Xoriyadiisa
Madaxweynihii hore maamulkii Ximan iyo Xeeb Maxamed Cabdullaahi Aadan Tiiceey ayaa dib u helay xoriyadiisa sida ay inoo xaqiijiyeen ilo ku dhow, Tiicey ayaa muddo afar sano ah ku xirnaa dalka Biljam, Waxaana maxkamadda dalkaasi ugu sareysa cadeysay inaan lagu heynin wax dambi ah xornimadiisana la siiyo. October 2013 ayey aheyd markii Madaxweyne Tiicey iyo […]
Continue Reading