Axmed Madoobe iyo Mukhtaar Roobow oo ku kulmay Kismaayo

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa xalay kulan gaar ah la yeeshay Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo shalay galab gaaray magaalada Kismaayo Kulankan ayaa ka dhacay Madaxtooyada Kismaayo, halkaasoo uu Axmed Madoobe ku soo dhoweeyay saaxibkiis hore Mukhtaar Roobow. Wararka ayaa sheegaya in kulanka looga hadlay arrimo kala duwan, sida dagaalka ka dhanka […]

Continue Reading

Aqalka Sare oo Ka horyimid Shirka Golaha Shacabka iyo Guddoomiyeyaasha Baarlmaamada Maamulada ee Baydhabo

Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa soo saaray qoraal uu doonayo in la joojiyo ka qeyb-galka shir ay yeelan lahaayeen Golaha shacabka iyo guddoomiyeyaasha goleyaasha sharci dejinta dowlad goboleedyada. Shirkan oo qorshuhu yahay in uu ka dhaco Baydhabo ayaa qoraal-kan ka soo baxay Aqalka sare kaas oo ku socday madaxweyneyaasha iyo guddoomiyeyaasha golayaasha sharci dejinta […]

Continue Reading

Labo Askari oo ku dhintay Weerar ay Ciidanka NISA ku qaadeen Guri ku yaal Degmada Kaaraan

Wararka inaga soo gaaraya Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir, ayaa sheegaya in xalay halkaasi uu ka dhacay dagaal u dhaxeeyay ciidamada Nabad Suggida iyo ciidan ka tirsanaan jiray Nabad Suggida, balse hab qabiil isku aruursaday. Dagaalka ayaa waxaa lagu qaaday guri ay ku sugnaayeen ciidan Isgoyska Sanca horay ugu dilay laba askari, sidoo kalena ka […]

Continue Reading

Al-shabaab oo Sheegtay in 27 Askari ku Dileen Weerarka General Kaahiye

Ururka Al-shabaab ayaa sheegtay masuuliyadda Qaraxa Ismiidaaminta ee saakay aroortii ka dhacay Barxada General Kaahiye degmada Xamar Jajab ee Gobolka Banaadir. Qof watay Jaakad ay ka buuxeen walxaha qarxa ayaa isku qarxiyay barxada Iskool Plozia oo ay subixii ku tababartaan Ciidamada Booliska Soomaaliyeed gaar ahaan kuwo isku diyaarinayay xuska aasaaska Ciidanka Booliska oo 20-ka December […]

Continue Reading

Sawirro: NUSOJ oo tababar ka furtay Cadaado- Galmudug

Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed NUSOJ ayaa maanta magaalada Cadaado xarunta ku meelgaarka ah Galmudug ka furay tababar soconaya laba maalmood, waxaana tababarkaan ka faa’iideysana qaar ka mid ah wariyayaasha ka howlgala deeganada Galmudug, Gudoomiyaha NUSOJ Maahir Jaamac Aadan iyo xubno la socda ayaa shalay soo gaaray Cadaado. Tababarka ayaa waxaa furay wasiirka warfaafinta Galmudug Maxamuud Aadan […]

Continue Reading

Cabdi Samad Macalin Maxamud oo loo magacaabay……

Siyaasi Cabdisamad Macalin Maxamuud ayaa loo magacaabay Madaxa wadahadalada Galmudug, Warqad ka soo baxday wasaaradda arimaha gudaha dowladda federaalka ayaa lagu sheegay in Cabdisamad uu Madax ka yahay geedi socodka dhameystirka heshiiska ay gaareen Galmudug iyo Ahlu sunna. Cabdisamad ayaa xilka haynaya ilaa ay si dhab u midoobaan labada Maamul, isagoo xariirin doona Beesha caalamka, […]

Continue Reading

Madaxweynaha cusub ee Somaliland oo la dhaariyay

Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa xilka loo dhaariyay. Xafladda dhaarinta Muuse Biixi Cabdi iyo ku xigeenkiisa Cabdiraxman Saylici waxaa ka qayb gelaya wufuud ka kala timid dalalka jaarka ah ee Bariga Afrika. Wafdi ka socda jamhuuriyadda Jabuuti ayaa ah wafdiga ugu ballaadhan oo dhan 38 ruux, […]

Continue Reading

Maamulka G/Shabellaha Hoose oo Beeniyay Hadalkii Jan/Caanood!

Masuuliyiinta Maamulka Gobolka Shabellaha hoose, ayaa si kulul u beeniyay hadal ka soo baxay Abaanduulaha ciidamada Xooga dalka Somaliya Jeneraal C/laahi Cali Caanood, kaasi oo sheegay  in Shabaab iyo masuuliyiin Shabellaha hoose ka tirsan xiriir uu ka dhaxeeyo. Gudoomiye ku xigeenka amniga Gobolka Shabellaha hoose Cali Nuure Maxamed oo la hadlay Warbaahinta, ayaa hadalkaasi ku […]

Continue Reading