Daawo Wafdi ka socda Dowladda Federaalka ah oo Cadaado soo gaaray

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo gaaray Magaalada Cadaado xarunta kumeelgaarka Galmudug, Wafdigan ayaa waxaa hogaaminayey Wasiiru dowlaha Howlaha Guud DFS Axmed Cabdi Kaariye, waxaana wafdigan ka mid ahaa Senator Yuusuf Dhagey, Xildhibaan Abtidon yare, Xildhibaan Joodax iyo Xildhibaan Maryan Cabdi Geedi. waxaan si diiran u soo dhaweeyey bulshada Cadaado. halkaan ka daawo