Juxa”Dalka Waa Uu Dayacan Yahay Shacabkuna Way Kala Daadsanyihiin”
Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya ayaa mudo dhowr bila ah kadib xilka qaadistiisa waxa uu markii ugu horeysay ka hadlay xaalada Dalka soomaaliya. Wasiir hare Juxa ayaa soo hadal qaaday xaalada amni iyo mida Siyaasadeed ee dalka,isaga oo sheegay in dalku uu dayacan yahay. “Dalkani maanta sidiisaba waa nugul yahay, […]
Continue Reading