Sidee Wax uga dhaceen Maanta Xarunta Golaha Shacabka?
Halkaan waxaan idinkugu soo koobeynaa sida ay wax uga dhaceen xarunta Golaha Shacabka: Amniga wadooyinka soo gala Baarlamaanta si aad ah ayaa loo sugay oo ciidamo dheeraad ah oo u badan Xoogga dalka ayaa laga keenay degmooyin ka baxsan Muqdishu. Xildhibaanada waxaa goor hore inta badan yimaadeen Golaha Shacbiga. Baaritaan iyo sugitaan amni ka dib […]
Continue Reading