Al-Islaax oo Baaq kasoo saaray Khilaafka Madaxda Dowladda
Ururka Alislaax Soomaaliya ayaa Baaq kasoo saaray khilaafka ka dhex aloosan Golaha Shacabka iyo Golaha Fulinta. Halkaan ka akhriso Baaqa.
Continue ReadingWarar Xaqiiqo ah waa Astaanteena
Ururka Alislaax Soomaaliya ayaa Baaq kasoo saaray khilaafka ka dhex aloosan Golaha Shacabka iyo Golaha Fulinta. Halkaan ka akhriso Baaqa.
Continue ReadingKhilaafka u dhaxeeya Golaha Shacabka iyo Golaha Fulinta ayaa sii jiitamaya, waxaana maanta la filayey inuu dib u furmo fadhiga Barlamaanka inkastoo warar aan helnay ay sheegayaan inuu baaqday fadhigii Barlamaanka. Dhanka kale Beesha caalamka oo kulamo aan kala joogsi laheyn maalmahaan ku lahaa Muqdisho ayaa bilaabay waan waan lagu kala dhexgalaayo dhinacyada isdiidan. Gudoomiye […]
Continue ReadingMidowga Africa ayaa war saxaafadeed ka soo saaray xaalada siyaasadeed ee Baarlamaanka iyo dhacdadii Arbacadii la soo dhaafay ka dhacday xarunta Golaha Shacabka. Akkhriso War-saxaafadeed ka soo baxay Midowga Africa 1- Sida aad ogtihiin dhammaantiina, waxa aanu mareynaa xaalad siyaasadeed oo adag. Aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya oo sidoo kale loo yaqaan Golaha Shacabka waxa […]
Continue ReadingSadkii Naafadda Soomaaliya inta Badqabta ayuu ku maqan yahay!!. Dalkeena hooyo ee Soomaaliya oo in ka badan 20 ay kasocdeen Dagaalo Sokeeye hadana wajaha kuwo diimeed waxaa sii kordhaya dadka naafada ee dalka ku nool, kuwaasoo badi ku waxyeeloobay hubkii la isku adeegsanayay. Inkastoo aanu jirin tira koob sax oo muujinaya tirada dadka naafada ah […]
Continue ReadingTirsigii 61aad eeWargeyskaGobolladaDhexe, sanadka 2018, eebishaapril. Waxaan idin la wadaagaynnaa tirsigii 61aad ee Wargeyska Gobollada Dhexe, sanadka 2018, ee bisha April. Wargeyska bishan waxaad kahelidoontaan, warbixin dheer oo ku saabsan; shan sano guurada wargeyska Gobollada Dhexe, qoraal faaqidaya mideynta baarlamannada Galmudug iyo Ahlusunna, qormadii arrimaha bulshada iyo sawirro, ee fadlan si aad uga bogotaan, liilkan […]
Continue ReadingAskar ka tirsan ciidamada badda dowlad goboleedka Galmudug ayaa tababar loogu soo xiray Magaalada Boosaaso gobolka Bari, ciidamadan ayaa gaaraya ilaa 15 Askari, waxa ayna dhameysteen casharo iyo tababaro ku saabsan ka hortagga dambiyada ka dhaca xeebaha. Tababarkan ayaa waxaa bixinaysay UNODC. Sidoo kale 54 Askari oo kale ayaa iyana tababar ku qaadanaya dalka Jabuuti, […]
Continue ReadingMadaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa shalay u safray dalka Jabuuti, Madaxweynaha oo doraad ka ambabaxay Caasimadda Dhuusamareeb ayaa Muqdisho ku sugnaa hal maalin. Ujeedada Safarka Madaxweynaha ayaa lagu sheegay arimo la xariira Dekadda Hobyo iyo kaluumeysiga Xeebaha Galmudug. Madaxweyne Xaaf ayaa xiriir fiican la leh dowladda Jabuuti, isagoo halkaas heshiisyo kula […]
Continue ReadingXildhibaanada la baxay Badbaadada Baarlamaanka oo xalay shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Taliyeyaasha ciidamada aanay dhex dhexaad ka aheyn xaalada siyaasadeed ee uu dalka galay. Qaar ka mid ah Xildhibaanada ayaa sheegay in Ilaaladii Guddoomiye Jawaari la xiray, taasna ay tahay arrin xadgudub ku ah xurmadiisa, waxaana ay ku baaqeen in […]
Continue ReadingWaxaa saakay markale xiran wadooyinka qaar ee magaalada Muqdisho caasimadda Soomaaliya, waxaana jira ciriiri ka dhashay wadooyinkan xiran. Ciidamada ammaanka Dowladda Federaalka ayaa shalay xiray wadooyinka magaalada Muqdisho, maadaama uu jiray kulan xasaasi ah oo xildhibaanada Baarlamaanka ay laba ugu qeybsanaayeen, balse kulanka markii dambe uu baaqday. Isgoysyo ku yaalla wadada Wadnaha ee Magaalada Muqdisho […]
Continue ReadingWaxaa warar dheeraad ah laga helayaa dagaal Ciidanka Jubbaland iyo xoogag ka tirsan ururka Al-shabaab ku dhexmaray degmada Afmadow oo ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose. Al-shabaab ayaa waxa ay weerar culus ku qaadeen fariisimo Ciidanka Jubbaland ay ku leeyihiin degmada Afmadow, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal qaatay laba saacadood. Ciidanka Jubbaland ayaa iska difaacay raggii […]
Continue Reading