Dhaqdhaqaaq Ciidan oo ka jira Koofurta Gobolka Mudug
Ciidamo ka tirsan Xoogga dalka Qeybta 21-aad iyo Daraawiishta Galmudug ayaa gaaray deegaanka Bacaadweyne ee hoostagta degmada Hobyo koofurta Gobolka Mudug. Ciidamadan ayaa ka tagay magaalooyinka Dhuusamareeb, Cadaado iyo Galkacyo. waxaana socdaalkooda ku wehliya xildhibaano ka tirsan Barlamaanka cusub ee Galmudug iyo saraakiil ciidan. Sidoo kale Alshabaab ayaa dhaqdhaqaaq ka wada deegaanka warshubo ee degmada […]
Continue Reading