Dagaal ka socda Xerada Gen. Gordon Magaalada Muqdisho
Iska horimaad u dhaxeeyay ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa ka socda Xeradda ciidamada Generaal Goordan degmada Hodan magaalada Muqdisho, xeradaan ayaa dhawaan dowladda Soomaaliya waxa ay kala wareegtay Imaaraadka Carabta. Dadka degaanka ayaa inoo xaqiijiyey in dagaalku Muddo ku dhow Saacad ka socdo halkaas, dagaal oo xooggan ayaa u dhaxeeyo ciidamo kawada tirsan dowaladda […]
Continue Reading