Akhriso: Jadwalka Doorashada Gudoomiyaha Golaha Shacabka
Guddiga Qaban-qaabada doorahada guddoomiyaha golaha shacabka ayaa goordhow soo saaray jadwalka doorashada Gudoomiyaha Golaha Shacabka. Murashaxiinta araajidooda waxaa ay ku hagaajin karaan guddi-hoosaadka diwaan-gelinta murshaxiinta oo fadhigooda yahay xarunta Villa Hargeisa. Murashaxa u tartamaya guddoomiyaha golaha shacabka, kana tirsan golaha wasiirrada waa inuu guddiga qaban-qaabada u keenaa caddeyn ku xusan is-casilaadda/is-casilaadeeda marka uu is-diiwaangelinayo. Kharashaadka […]
Continue Reading