Musharixiinta Gudoomiyaha Barlamaanka oo maanta Khudbado Jeedinaya
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dhageysan doona khudbadaha Musharaxiinta u tartamaya Xilka guddoomiyaha Golaha Shacabka. Musharaxiinta buuxiyay shuruudihii looga baahnaa ayaa waxa ay gaarayaan 11 Musharax, waxaana maanta ay dhamaantood hortagayaan Xildhibaanada Golaha Shacabka. Guddiga qaban qaabada Doorashada Guddoomiyaha Golaha ayaa Xildhibaanada iyo Musharaxiinta ka codsaday in ay waqtiga ilaaliyaan oo […]
Continue Reading