Wararkii ugu danbeeyay xaalada magaalada kismaayo iyo digniino loo diray mucaaradka
Xaalada magaalada Kismaayo ayaa saaka ah mid degan, kaddib markii shalay iska hor imaad kooban uu dhex maray Ciidamada amniga Jubbaland iyo ciidan taabacsan C/naasir Seeraar oo ka mid ahaa Golaha Is bedel doonka Jubbaland, horayna taageerayaashiisa ay u doorteen Madaxweynaha Jubbaland. Ammaanka magaalada ayaa xalay si aad ah loo adkeeyay, waxaana ciidamada ay waddooyinka […]
Continue Reading