Shirkadda Toyota oo Xafiis ka furatay Muqdisho (Sawirro)
Shirkadda baabuurta Sameysa ee Toyota ayaa 27 sano ka dib waxa ay Soomaaliya ka furtay xafiis ay leedahay, shirkaadaan oo ah tan loogu isticmaal badan yahay gaadiidkeeda gudaha dalka Soomaaliya. Toyota Soomaaliya ayaa waxa ay soo maraysaa Shirkadda SKA. Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo xariga ka jaray ayaa sheegay in ay […]
Continue Reading