Meydka nin la garan waayay oo saakay lagu arkay Muqdisho
Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya degmada Heliwaa ee gobolka Banaadir, meydka nin la garan waayay oo jirkiisa ay rasaas ka muuqato ayaa saakay lagu arkay xaafada Cali Turcaaye ee degmadaasi, gaar ahaan aagga Masjidka Qaliil. Dadka degaanka ayaa warbaahinta qaar u xaqiijiyay nin Da’diisa in lagu qiyaasay 30 sano, saakay markii hurdada laga […]
Continue Reading