Tirakoob ku saabsan ardeyda ka baxday jaamacadaha dalka oo la soo saaray
Hay’adda Iftin Foundation ayaa soo daraasad ay ka samaysay ardaydii sanadkii 2017-kii ka soo qalinjebisay Jaamacadaha dalka, taas oo ah markii labaad ee ay hay’addu ka sameyso dalka oo dhan. Daraasaddan oo ay hay’adda Iftin ku howlanayd bilihii ugu dambeeyay ee sanadkii hore waxaa ka qaybqaatay illaa 36 Jaamacdood oo ku kala yaalla 14 magaalo […]
Continue Reading