Africom”Waxaan duqeyn ku dilay 12 ka tirsan Al-shabaab”
Duqeymo xagga cirka ah oo lagu beegsaday goobo ay ku sugnaayeen Alshabaab ee duleedka Muqdisho ayaa lagu dilay 12 ka tirsan horjoogayaal iyo Maleeshiyaad ka tirsan kooxda Alshabaab,sida uu sheegay Taliska Afrocom ee Mareykanka. War qoraal ah oo ka soo baxay taliska Militariga Mareykanka ee Qaaradda Afrika ee Africom ayaa lagu sheegay in duqeyn xagga […]
Continue Reading