Mahad Cilmi Cali oo la wareegay xilka Guddoomiyaha degmadda Waaberi (Sawirro)
Guddoomiyaha cusub ee degmadda Waaberi Mahad Cilmi Cali ayaa la wareegay Xilka Guddoomiyenimo ee Degmdaas oo dhowaan loo Magacaabay. Xaflad balaaran oo arintaas ku saabsan ayaa ka dhacday xarunta Maamulka degmada Waaberi taasoo ay ka soo qeyb galeen qeybaha bulshada degmadaas, saraakiisha amaanka iyo masuuliyiinta kale ee degmada. Guddoomiyihii hore ee degmada Rowdo C/laahi Colaad […]
Continue Reading