Khadka Dahsoon ee uu Hubku u Maro Geeska Africa
Kaddib waraysi lala yeeshay ilo ku sugan Jabuuti iyo Soomaaliya, Wargeyska “ the Indian Ocean Newsletter” waxa uu isku keenay xog toosh ku ifinaysa halka uu ka bilowdo iyo halka uu ku dhammaado hub marin kiisu yahay waddanka Jabuuti. Waa hawl si xeeladaysan loo fuliyo, oo madaxda ku lug lihi, inkastoo aanay si rasmi ah u oggolaan, […]
Continue Reading