Faafaahin Qarax Caawa ka dhacay Muqdisho (Sawirro)
Qarax gaari ayaa caawa ka dhacay maqaaxi laga cunteeyo oo ku taalla wadada Maka Al-mukarama oo galabkii ay dad badan isugu yimaadaan, taasi oo lagu magacaabo Somali Coffee. Qaraxan inay ku dhintay ilaa 4 qof, sidoo kale waxaa ku dhaawacmay 7 qofood , gaadiidka gurmadka deg dega ah ee Ambalaasta ayaa goobta ka qaaday dadka […]
Continue Reading