Dhageyso: Ciidamada itoobiya oo xiray Cabdi Maxamuud Cumar
Madaxweynihii shalay xilka ka degay ee dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya, Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa lagu soo waramayaa in ciidammada militariga federaalka itoobiya ay u kaxeysteen dhinac magaalada Addis Ababa. Illo ku dhow dhow maamulka ayaa u sheegay warbaahinta in ciidamadan ay saakay isku geedaameen guriga Cabdi Maxamud Cumar. Talaabadan ayaa xiisad hor leh ka […]
Continue Reading