Cadaado oo laga daahfuray Tababarka Tababarayaasha Waxbarashada Madaniga (Sawirro)
Magaalada Cadaado xarunta barlamaanka Galmudug waxaa maanta ka furmay Tababarka tababarayaasha waxbarashada Madaniga iyo Wacyigalinta dadweynaha Dastuurka kumeelgaarka Soomaaliya. Tababarkan ayaa waxaa wada qabanaya Wasaaradda Arimaha Dastuurka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradda Dastuurka & Dib u heshiisiinta Dowlad goboleedka Galmudug. Tababarkan ayaa socon doona muddo 4 Maalmood ah, Waxaana bixinaya Tababarayaal horey loogu soo tababaray […]
Continue Reading