Aqalka Sare oo qaadacay ka qeyb galka furitaanka Kalfadhiga 4aad ee Baarlamaanka
Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta qaadacay ka qeyb galay munaasabadii wadajirka aheyd ee furitaanka kalfadhiga 4aad ee Baarlamaanka Labada Aqal. Munaasabadda furitaanka Kalfadhiga 4aad ayaa hadda ka socota xarunta Jeneraal Kaahiye, waxaana horey loogu balansanaa in si wadajir ah labada Aqal ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare loogu furo kalfadhigooda […]
Continue Reading