Madaxweyne Farmaajo oo Gaf weyn ka galay Saudi Arabia iyo shacbiga Soomaaliyeed
Sida dhawaan laga siidayay warbaahinta rasmiga ah ee dowlada Soomaaliya Radio Muqdisho, SNTV iyo SONNA wuxuu Madaxweyne Farmaajo dalka ku soo celiyay muwaadiniin soomaaliyeed oo u badanaa dumar kuwaasi ku dhibaateysnaa dalka Saudi-ga Arintaasi oo aheed been abuur aan sal iyo raad laheen abuurtayne in bulshada Soomaaliyeed ee isticmaasha baraha bulshada iyo waliba dowlada Saudi-ga […]
Continue Reading